Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Aqalka Sare Ee Fadaraalka oo la filayo in uu Laba ukala jabo
    Somalia

    Xog:-Aqalka Sare Ee Fadaraalka oo la filayo in uu Laba ukala jabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la filayaa in Senatarada Aqalka Sare kusoo biiraan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka hor yimid qorshaha Xasan.

    Sida xoguhu sheegayaan Seneterada,ayaa diidi doona Maalmaha soo socda in ay qayb ka ahaadaan Kalfadhigan Labaad,waxayna tagi doonaan Xaruntooda Aqalka-Sare.

    Seneterada is urursaday ee udiyaar garoobay ka hor imaadka qorshaha Xasan,waxay gaarayaan 26-Seneter ilaa iyo hada,taasoo ka dhigan kala bar Xubnaha Aqalka Sare.

    Sababta Labada Aqal la isagu daray,ayaa ahayd in la qariyo Mucaaradada Aqalka Sare ka jirta oo ujeedku,waa in ay ku dhex libdhaan Golaha Shacabka.

    Kooramka Baarlamaanka ee fadhigan,ayaa la aaminsan yahay in uusan buuxsamin,balse Labada Gudoomiye ay marsiiyeen,isla markaana TV-yada Madaxbanaan laga dadbay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.