Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogo hordhaca oo laga helayo Doorashada Somaliland
    Somalia

    Xogo hordhaca oo laga helayo Doorashada Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli,masoo bixin Natiijo hirdhac ah oo,waxaa socda tirinta Codadka.

    Sida Gudoomiyaha Gudiga Doorashada SL uusheegsy,waxaa la sgaacin doona Natiijada rasmiga ah 21-NOV.

    Balse xogaha hoose ee aan helayno,waxay sheegayaan in Muuse Biixi Cabdi ilaa iyo hada ku horeeya Doorashada Madaxweyne goob walba marka laga reebo Gudaha Magaalada Burco.

    Sidoo kale,waxay xoguhu sheeg in Xisbiyada ay banaanka yaalaan Kulmiye,Wadani iyo Hilaac.

    Wararku,waxay tilmaamayaan in Muuse Loolanka MW ku horeeyo,halka loolanka Xisbiyada looga horeeyo,balse Xisbigiisa Kulmiye soo baxayo.

    Faysal Cali Waraabe iyo Xisbigiisii UCID,waxay ubadan tahay in ay haraan oo ay lumiyaan Xusbinimada.

    Booskii UCID,waxaa galaya Hilaac oo uu hogaaminayo Axmed Samatar oo kasoo jeeda Borama Awdal.

    Galbeedka SL,waxaa ka abuurmay isbahaysi Galbeedaysan,waxayna xoguhu sheegayaan in Ninka usharaxan M.xigeenka Kulmiye si fiican ushaqeeyay oo ka saamayn batay Abiib iyo Cid walba oo reer Awdal ah.

    Hadii xogahani rasmi noqdaan Siyaasada SL waxay si buuxda ugu Gacan galaysaa Galbeedka SL Dadka dega.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.