Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo udigtay Safiirada BC Ee SL umuujiya dabacsanaanta
    Somalia

    DFS oo udigtay Safiirada BC Ee SL umuujiya dabacsanaanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Fadaraalka Somaliya,ayaa ku dhawaaqday in ay tallaabooyin adag’ ka qaadayso Safiirro ay sheegtey in ay goobjoogayaal ka noqdeen Doorashada Somaliland, isla markaana ay qariyeen Magaca Somaliya.

    Wasiirka Arrimaha-dibedda,ayaa si gaar ah ugu eedeeyey Safiirka Denmark in uu Wadan ugu yeerey Somaliland.

    “Safiirrada Hargeysa tegey ee tallaabooyinka kala goynta ah qaaday tallaabo,ayaan ka qaadaynaa qaarkoodna waan u yeedhay, cidna kama yeelayno in ay dalkan kala goyso – wixii khilaaf ah Somali ayey u taal.”Ayuu yiri Danjire Fiqi.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/VID-20241116-WA0009.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    December 14, 2025

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    December 14, 2025

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    December 14, 2025
    Latest Posts

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    Faallo:-Isbadalada ka dhacay Sudan,Yemen,Libiya iyo saamaynta Somaliya?

    Ciidamada Puntland oo qabtay Doon siday Agabka qaraxyada laga sameeyo

    Sharcigii magangalyada TPS-ta Itoobiya oo la joojiyay

    Faallo:-Dagaalkii Sadexaad ee aduunka miyaa qarka loo saaran yahay….

    Hardanka Maraykanka iyo Shiinaha Ee Laatiin America iyo saamaynta Venezuela

    Xasan oo isku dayaya in uu helo mudo kororsi sharcidaro ah

    Faallo:-Deni”Waa Madaxweynaha badalaya Xasan”

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.