Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Jubaland,waa la sii daayay.
JL,waxay dooranaysaa Madaxweynaheeda 24-ka Bishan.
Tani,waxay jawaab utahay Xeerarka Sharciyada baalmarsan ee uu Maanta Baarlamaanka Fadaraalku sheegay in uu meel mariyay.
Halkan ka akhriso”-
JQ.