Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS Oo uyeertay Safiirka Dowlada Denmark u fadhiya Somaliya
    Somalia

    DFS Oo uyeertay Safiirka Dowlada Denmark u fadhiya Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,ayaa u yeertay safiirka Dowlada Denmark ee Somaliya uyeertay.
    
    Sababta loogu yeeray Safiirka ayay Wasaaradu ku sheegtay hadal uu ka jeediyay Hargeysa,kaasoo uu ku tilmaamay in Somaliland ay tahay "Dal" xilli uu kormeerayay doorashooyinkii dhawaan ka dhacay halkaas.
    
    Wasaaraddu waxay walaac ka muujisay hadalka safiirka, waxayna ugu yeertay si ay  dareenka DFS ula wadaagto
    
    Halkan ka akhriso:-
    
    
    

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    September 26, 2025

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.