Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilada BC oo kulan kula qaatay Aalada Intarnedka MW Axmed,waxay xoojiyeen in JL qabsato Doorashadeeda.

    “Xasan,waxaan isku diidnay iska fadhi,waxaana usheegay in aan ubaahnahay Doorasho iyo Sharciyad”Ayuu Axmed ku yiri BC.

    BC,waxay ka codsatay Maamulka JL in Doorashada ay noqoto mid xor ah,waxaana MW Axmed ugu jawaabay idinku kormeerayaal ka noqda oo waan idin casunay Maalinka Doorashadu dhacayso ee imaada.

    BC,waxaa cadaadis ku hayay Xasan Shiikh oo ku khasbayay in ay Warqad udiraan Axmed uu ku joojinayo Doorashada,waase suuroobi wayday oo masoo saarayaan Warqad,waxayna haatan kulan la leeyihiin RW Xamse.

    Dhanka kale Gudigii Doorasho ee uu Magacaabay Cabdi Cali Raage Sadex ka mid ah,waxay ugaleen Maamulka,waxaana la dajiyay Hotel.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.