Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo ugu baaqday JL iyo DFS in ay wada hadlaan
    Somalia

    Beesha Caalamka oo ugu baaqday JL iyo DFS in ay wada hadlaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2024Updated:November 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha caalamka,ayaa ugu baaqay Jubbaland in soo-celiso xidhiidhkii wadashaqayneed ee DFS iyo in ay dib ugu laabato madasha Golaha Wadatashiga Qaran.

    Beesha caalamka ay hoosta ka xarriiqday in ay Soomaaliya ku taageerayaan ajandayaasha doorashada Qof iyo Codka ah, kaas oo ay ku tilmaameen mid u baahan kasbashada taageero dadweyne iyo mid siyaasadeed oo ku imaan kara horumarinta hannaanka doorashada, samaynta jadwal dhaqangal ah oo caddeynaya xilliga ay wax kasta qabsoomi karaan oo dammaanad qaadaya nabadgaliyo iyo xasillooni qaran.

    Maalmahanba DFS,waxay waday cadaadis ka dhan ah Jubaland,kaasoo ay BC uga codsanaysay in ay cadaadis saarto JL oo laga joojiyo Doorashada ay qabsanayso.

    Balse BC way ka gaabsatay cadaadiskii Villa Somaliya,waxayna soo saartay War udhigma Labada dhinacba gar leh oo umuuqda qancin dhexe.

    Warka BC xigmadiisu,waa mid aan culays ku ahayn JL oo si dadban ugu fasaxaya Doorashadeeda.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.