Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirka Denmark Ee Somaliya oo raaligelin ka bixiyay hadal kasoo yeeray
    Somalia

    Safiirka Denmark Ee Somaliya oo raaligelin ka bixiyay hadal kasoo yeeray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2024Updated:November 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa Xarunta Wasaaradda kula kulmay  Danjire.Steen Sonne Andersen, Safiirka Denmark u fadhiya Somaliya.

    Safiirka,ayaa soo ajiibay ujeeridii Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya.

    Kulan dhexmaray Safiirka Denmark ee Somaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibada Fiqi,ayaa kusoo dhamaaday isfahan iyo in Safiirku ka bixiyo raaligelin hadal uu ka yiri Hargaysa Doorashadii halkaas ka dhacay.

    “Denmark,waxay sii wadaysaa in ay ixtiraamto Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland oo qayb muhiim ah ka ah.” Ayuu ku yiri Qoraal uu Twitter-ka soo dhigay.

    “:2/3 Denmark continues to respect Somalia’s territorial integrity and unity, including Somaliland as an integral part.”

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.