Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Dowlada Jubaland oo doortay Gudoon cusub
    Somalia

    Baarlamaanka Dowlada Jubaland oo doortay Gudoon cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka Jubaland,ayaa ku doortay Gudoon cusub Doorasho ka dhacday Magaalada Kismaayo.

    Cabdi Maxamed C/raxmaan,ayaa noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo ku xigeennada 1-Aad iyo 2-Aad loo kala doortay Hiirad Ismaaciil Maxamed iyo Cabdi Baaley Xuseyn.

    Tani,waxay soo afjaraysaa sheegashadii DFS ee ay sheegatay in la joojiyay Doorashadii Jubaland,kadib warkii kasoo baxay BC.

    Sida ka muuqatay Warsaxaafadeedkii BC,waxa uu JL ufasaxayay in ay sii wadato Doorashadeeda oo ay kadib kusoo laabato Madasha Qaran lana gasho wada xaajood DFS.

    Dowladda Federaalka,ayaa wadata qorshe Doorasho Qof iyo Cod ah oo ay ku hoos jirto mudo kororsi.

    Sidoo kale,waxay DFS diyaarsatay Xeerar Doorasho kuwo Xisbiyo iyo kuwo Gudi Doorasho oo ay kali ku tahay.

    Qorshaha DFS ee uu hada hogaamiyo Xasan,wuxuu umuuqdaa mid uu Shaati ku tolanayo oo uu rabo in uu Kursiga kusii fadhiyo,isla markaana ku diciifinayo nidaamka Fadaraalka ah oo awooda Dastuuriga ah ee DG meesha uga saarayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.