Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sidee wax uga dhaceen Magaalada Kismaayo Maanta?
    Somalia

    Sidee wax uga dhaceen Magaalada Kismaayo Maanta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nin la yiraahdo Maxamed Naasir oo Booliska mar xukumi jiray oo haystay Gaari Ciidanku leeyahay,ayaa lagu amray in uu Gaariga soo xareeyo.

    Balse,waa ka dhaga adaygay,waxa uuna ula galay koox Hotel isku urursatay oo Mucaarad ah,kadib Ciidanka Booliska,ayaa ka talaabo qaaday oo ku qabtay Hotel udhow W.Maaliyada.

    Hawlgalka,waxaa ku dhintay Darawalkii Seneter Ilyaas Badal oo Gaari watay,waxaana ku dhaawacmay Askari Boolis ah,isla markaana Ciidanka Boolisku,waxay Gacanta ku dhigeen Gaarigii.

    Magaalada,waa xasiloon tahay mana jiro dareen kale,waxaana taagan goob walba Ciidamada Amaanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.