Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa go’aan ka soo saaray Jubbaland.
Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Farxaan Jimcaale,ayaa akhriyay qaraarka Golaha Wasiirrada.
Halkan ka daawo muuqaalka