Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruto oo ka shifay kulan qorshaysan in uu dhexmaro Xasan iyo Abiy
    Somalia

    Ruto oo ka shifay kulan qorshaysan in uu dhexmaro Xasan iyo Abiy

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Madaxweyne Musaveni,Aniga,Walaalkeey Xasan Shiikh iyo Abiye Axmed,ayaa qorsheynayna in aan kulano,si hoos loogu dhigo xiisada Gobolka,sababtoo ah amniga Somaliya waxuu qeyb ka qaataa Deeganaanta iyo xasiloonida Gobolka”.Ayuu yiri Ruto.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/VID-20241130-WA0005.mp4

    Si Guud hadalka Ruto,waxa uu bahdil ku yahay Sinjiga Somaliga oo waxa uu duurxul uyahay MW Somaliya Ninka huwan ee Madasha fadhiya.

    Hadalka Ruto,waa fariin cad oo oranaysa…”Colaad iyo xaalad kacsan Gobolka loogama baahna ee Xasanoow mida Gudaha Wadankaaga ku filnow dajinteeda (JL)”.

    Dhanka kale kulanka la filayo in uu dhexmaro Xasan iyo Abiy ee uu Ruto Carabaabay,waxay xoguhu sheegayaan in uu ka danbeeyo cadaadis ka yimid Maraykanka.

    Haduu qabsoomo kulankan,Xasan,waxa uu ku luminayaa Magacii uu ka helay loolankii MOU-ga.

    Marka laga soo tago caadifada kulanku hadii looga laabanayo MOU-ga,waa guul Siyaasadeed.

    Sidoo kale Xasan loolankiisa JL iyo SL si uu uga miro dhaliyo,waa wax la fahmi karo in uu umuujiyo dabacsanaan Dowladaha dariska ah.

    Isku soo wada duuboo gudo iyo dibad Xasan rabitaan loogama hayo mana jiri doono Wadan aaminaya Siyaasadiisa iyo ballamihiisa.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.