Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sh.Shariif”Doorasho Qof iyo Cod ah lama diidana Ee halaga heshiiyo”
    Somalia

    Sh.Shariif”Doorasho Qof iyo Cod ah lama diidana Ee halaga heshiiyo”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Shariif Doorasho Qof iyo Cod ah sida ay ku qabsoomi karto,ayuu dul istaagay,isla markaana in aan la diidanayn ee loo baahan yahay in laga heshiiyo..

    1.See uqabsoomi kartaa?
    2.Halkee ka qabsoomi kartaa?
    3.Gudiga Maamulaya waakee?
    4.Goormay qabsoomi kartaa?

    Dadka Somaliyed in ay toos udoortaan Madaxdooda,waa muhiim,lkn lama gaarin xiligaas oo wax badan,ayaa ka horeeya in la gaaro.

    Xasan,isagoo ka faa’idaysanaya Doorasho Qof iyo Cod ah,ayaa Wadanku ubaahan yahay,ayuu rabaa in uu tiisa dhexmarsado.

    Dal iyo Dad aan ku midaysnayn Siyaasad,Dhaqaale iyo Amni oo aad unugul,isla markaana aan weli ka doogsan colaadii Qabiilka,ayuu ku Ciyaarayaa Xasan.

    Qar iska xoornimada Xasan,waxa ugu yar ee ay Somaliya gaarsiin karto,waa iyadoo kala tagta oo Caalamka danaha naga leh ku qanco in uu danihiisa ku gaaro si gaar gaar ah in uu noola macmiilo.

    Somaliya haday ka badbaado Xasan xiligan nasiib ayay leedahay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOev1cOLmq4hBRSgbllbgthGK98Fo-zdgCWOO5rqgeqblkAoFQDx_f9vXq-UMGbDHIHKrbliluXBZnmuXmg3IYo.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.