Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo gudaha Gobolka Gedo soo galisay Ciidamo
    Somalia

    Itoobiya oo gudaha Gobolka Gedo soo galisay Ciidamo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhamaan Goobaha ay joogaan Ciidamada ATMIS ee Gobolka Gedo,waxay Itoobiya keentay Ciidan kale oo aan hoos imaan hawlgalka ATMIS.

    Ku dhawaad 4000-Askari oo cusub ayay soo gelisay gudaha Somaliya Dowlada Itoobiya.

    Ujeedka dhaqdhaqaaqeedan,waa ka hortaga Ciidamada Masar oo Xasan Shiikh rabay in uu geeyo Gedo oo lagu badalo kuwa Itoobiyaanka ah Magaca ATMIS ku jooga haatan.

    Waa talaabo muujinaysa sida aysan Itoobiya ukala jeclayn Sharciyada iyo ilaalinta Madaxbanaanida Somaliya oo ay teeda ka raacanayso.

    Sida xoguhu sheegayaan Ciidamada cusub ee Itoobiya,waxay kusoo galeen Gudaha Gobalka Gedo codsiga Jubaland,waxayna toos ula Shaqaynayaan Maamulka Gedo.

    Wadanka sidaa fowdada u ah,ayuu Xasan leeyahay,waxaan ka qabanayaa Doorasho oo anaa xukuma.

    Tani,waa fariin cad oo uusan Xasan waxba ka badali karin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.