Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo aan Eray ka oran xadgudubka Itoobiya Ee…
    Somalia

    Xasan Shiikh oo aan Eray ka oran xadgudubka Itoobiya Ee…

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan hal mar masoo qaadin Ciidamada Itoobiya ee kusoo xadgudbay Madaxbanaanida Wadanka,halka uu khudbad socotay Nus Saac uu ku maagay Maamulka JL,isla markaana Diyaarado uqafaalanayo daadguraynta Maleeshiyaad uu ku weeraro JL.

    Kusoo qul-qulka gudaha Somaliya ee Ciidamada Itoobiya,waa fariin cad oo tilmaamaysa in aysan jirin Dowlad Somaliyed.

    Itoobiya, waxay si buuxda ula wareegtay Gobolka Gedo,iyadoo meesha ka saartay Maamulkii DFS aqoonsanayd.

    BC,waa ka aamustay mana jiro cadaadis muuqda iyo mid qarsoon oo ay Itoobiya ku samaysay.

    Nidaam aad ujilicsan,islamarkaana awoodiisu kooban tahay oo kaliya haysta aqoonsiga QM in uu Somaliya ka jiro,ayuu xaqiijinayaa xadgudubka Itoobiya.

    Warqad umuuqatay in ay Caalamka ogaysiinayso xadgudubka Itoobiya ayay DFS ee haysata aqoonsiga QM,taasoo aan helin tixgelin gudaha iyo dibada ah.

    Somaliya ma’ahan Wadada Maka Al Mukarama ,Guriga Villa Somaliya iyo Garoonka Aadan-cade.

    Dowladnimadu,waa gudaha Dalkaaga Sida ay uga Shaqayso oo Bulshadaadu kuugu midaysan tahay,isla markaana Hay’ada Nidaamku udhisan yihiin.

    Xasan talaabada Itoobiya qaaday,ayaa jawaab ugu filan oo tustay awooda Nidaamka uu hogaaminayo iyo kala qaybinta Somalida dhaxalkeeda waxa laga dhaxli karo.

    20-Daqiiqo wax ka badan oo uu hadlayay Salaadii Jimcaha kafib,waxa uu ka Sheekaynayay Hal Qof oo ah Axmed Madoobe,waxaana dulucda hadalkiisu ahaa in uu khiyaamay.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.