Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa ka danbeeya tuurista Madaxweyne Bishaar Al-Asad?
    Somalia

    Faallo:-Yaa ka danbeeya tuurista Madaxweyne Bishaar Al-Asad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Israa’iil,ayaa isla qaatay in Asad la tuuro,iyagoo ka duulaya Laba arimood oo kala ah….

    1.Soo afjarida Xisbulaah iyo Xamaas.
    2.Wiiqida awooda Shiicada.

    Ruushka oo quudaraynaya in Maraykanku dagaalka Ukrain ka qaboojiyo,ayaa ka gaabsaday difaaca Asad.

    Sidoo kale Iran,waxay walwal weyn ka qabtaa Kacdoono Shacab oo Gudaha Wadankeeda ka bilaama,kuwaasoo ay ka danbeeyaan Maraykanka Israa’iil.

    Siyaasada Maraykanka ee Bariga Dhexe,ayaa salkeedu yahay in Muslimiinta Sunnida iyo Shiicada midba mar la Ciyaarsiiyo.

    Haatan,waxaa la gaaray markii Shiicada la Wiiqi lahaa oo 15-kii Sano ee udanbeeyay la kobcinayay si loo burburiyo Dowladihii xooganaa ee Sunniyiinta,kuwaasoo Dhulka lala simay.

    Xisbullaah iyo Xamaas,waa khatartii ugu danbaysay ee Israa’iil iyo danaha Maraykanka ee Bariga Dhexe.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.