Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo si weyn usoo dhawaysay dhicitaanka Taliska Asad
    Somalia

    Israa’iil oo si weyn usoo dhawaysay dhicitaanka Taliska Asad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Netanyahu oo aad ufaraxsan,ayaa Shir jaraa’id ku qabtay Aagagii ay isku horfadhiyeen Ciidamada Israa’iil iyo kuwa Siiriya ee Xuduuda Labada Dal. 50-kii Sano ee udanbeeyay.

    “Waa Maalin Taariikhi u ah Bariga dhexe burburka Taliska Asad,waa fursad Dimishiq heshay, laakiin waxaa ku gadaaman khataro la taaban karo”.Ayuu yiri Netanyahu.

    Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri “Waxaan u diraynaa Gacan Nabadeed dhammaan kuwa Xuduudka Siiriya ku jira,haday ahaan lahaayeen Druze, Kurdiyiinta, Masiixiyiinta, iyo Muslimiinta doonaya in ay nabad kula noolaadaan Israa’iil”.

    Ciidamada Israa’iil, ayaa si KMG ah ubuuxiyay Aagagii Xuduudka oo ay fadhiyeen Ciidamadii Siiriya ee burburay.

    Si gaar ah Netanyahu,waxay ugu tahay Guul taariikhiya oo xili hogaamintiisa ugashay ayna ku tixgelin doonaan Shacabka Israa’iil.

    Mudadii uu talada hayay Netanyahu,waxay gaartay Israa’iil Guulo Milleteri iyo Siyaasadeed oo waa weyn ayna ugu danbaysay dhicitaanka Taliskii Asad.

    Sida ay xaqiijinayaan Ilo Wareedyo xog ogaal ah,waxaa qorsheeyay hawlgalka lagu tuuray Asad hay’adaha Sirdoonka Maraykanka iyo Israa’iil.

    Ujeedka soo afjarida Taliska Asad,ayaa looga gol leeyahay in si dhamaystiran loo burburiyo Xisbullaah iyo Xamaas.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/awRaIzbfiqPYEy3N.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    February 8, 2026

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.