Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-See Nidaam loola wadaagi karaa Haraadigii USC?
    Somalia

    Faallo:-See Nidaam loola wadaagi karaa Haraadigii USC?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qof walba oo argti leh kama gudbi karo helida Qaran utaagan Sinjiga Somaliga ee Geeska Afrika,balse,waxaa hadana aan layska daawan karin arimahan taagan ee kala ah….

    1.Siyaasiga ku abtirsada USC oo Laba Qodob ka dhigtay Yool….

    B.Ciilqab iyo waxtirsasho si walba oo USC unoqotay RW Maamulkii KMG ahaa ee Maxmiyada,MW Jamhuuriyadii ugu horaysay ee Somaliyed iyo Sadex Madaxweyne oo 91-dii kadib ah.

    T.Siyaasadii oo ay ufahmeen Siyaasiyiinta ku Abtirsada USC wax Dhaqaale laga sameeyo oo kaliya.

    2.Beesha Direed oo taladeeda Siyaasadeed ay Gacanta ugashay Siyaasiga Beesha Isaaq kasoo jeeda,kaasoo ku qancay in uusan MW iyo RW ka noqon karin Wadanka,dantiisuna ku jirto Jamhuuriyad ugaar ah.

    3.Beesha Raxanweyn oo ilaa iyo hada Siyaasi waxgal ah oo Dowlad dhiska wax ku darsada laga la’a yahay.

    4.Beesha Daarood markaan la xaqirin,waxay rabtaa Dowladnimo iyo Qaran mideeya Somalida,waxaase caqabad ku ah Somalidii kale ee ay wax la wadaagaysay.

    Su’aasha Miiska saaran xiligan,waxay tahay….

    Daarood makusii jiri karaa hubanti la’aantan Mustaqbal?

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.