Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh iyo Abiy oo ku kulmaya Turkiga Todobaadkan
    Somalia

    Xasan Shiikh iyo Abiy oo ku kulmaya Turkiga Todobaadkan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Galabta Sagaal Saac Bariga Afrika,ayuu aadayaa Xasan Shiikh Wadanka Turkiga.

    Turkiga,waxaa qorshaysan in uu kula kulmo RW Itoobiya Atto.Abiy.

    Saraakiisha Villa Somaliya,waxay leeyihiin kulanku ma dhacayo ilaa Abiy si cad uga laabto isfahankii uu la gaaray Muuse Biixi.

    Hadii Abiy ka laaban waayo isfahankaas,waxay kulamadu noqonayaan kuwo aan toos laysku soo hor fariisan oo loo kala dabqaado,sida ay leeyihiin Saraakiisha Gacanyaraha u ah Xasan.

    Kulankan,waa Laba mid….

    1.In Xasan guulaysto oo Abiy ka laabto si cad oo aan qarsoodi ahayn isfahankii Muuse Biixi.

    2.In Xasan guuldaraysto oo Abiy la kulmo,isagoon ka laaban isfahankaas.

    Walwalka haldoorka Somaliyed ay qabaan,waa in Xasan u ogolaado Abiy Saldhiga SL ugana badasho in uu joojiyo Abiy taageerada JL.

    Xasan xiligan,waa fashilan yahay,wuxuna qabaa baahi Siyaasadeed oo looga faa’idaysan karo,taasoo Itoobiya ay fahansan tahay.

    Sida ay xaqiijinayaan Ilo muhiim ah Turkiga,waxaa dhabarka ka taagan Maraykanka oo raba in xiisada Somaliya iyo Itoobiya la dajiyo,isla markaana riixaya kulanka Labada Nin.

    Jimcaha soo socda in uu dib ugu soo laabanayo Muqdisho,ayaa uqorshaysan Xasan Shiikh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.