Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Itoobiya oo ka faa’idaysatay khilaafka JL iyo DFS
    Somalia

    Faallo:-Itoobiya oo ka faa’idaysatay khilaafka JL iyo DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya oo ka faa’idaysanaysa khilaafka JL iyo Villa Somaliya,ayaa si deg-deg ah Hub iyo Saanad kale ugu daabushay Kismaayo.

    Waxaa la xaqiijiyay ugu yaraan Afar Diyaaradood oo Sida Hub noocyo kala duwan leh in Itoobiya Gacanta ugalisay Maamulka JL.

    Sidoo kale Itoobiya 4000-Askari ayay soo gelisay Gudaha Gobolka Gedo.

    Waxaa kaloo uqorshaysan Itoobiya in Kismaayo ay keento Ciidan cusub oo ilaa 2000-Askari ah.

    Dhamaan dhaqdhaqaaqa Itoobiya,waa mid aan hoos imaan Atmis,isla markaana looga helin idan DFS.

    Balse badalka midaas Itoobiya,waxay kula loolamaysaa Villa Somaliya dhaqdhaqaaqa ay ka wado JL.

    Mar walba oo khilaafka gudaha Somalidu sii xoogoobo,waxay dan utahay Dowladaha dariska ah ee danaha ka leh Wadanka,waana mida ay tahay in uu fahmo Siyaasiga Kursiga Villa Somaliya markaas ku fadhiya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.