Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada UK oo ku diiday Xasan Shiikh colaad laga huriyo JL
    Somalia

    Dowlada UK oo ku diiday Xasan Shiikh colaad laga huriyo JL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024Updated:December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka UK ee Somaliya oo kulan gaar ah la qaatay Xamse.,ayaa ugudbiyay dareenka Wadankiisa ee ku aadan xaalka JL.

    “Deganaanshaha iyo Xasiloonidu,waa furaha Mustaqbalka Somaliya,waxaana loo baahan yahay in xal Nabadeed loo helo xaalka JL”Ayuu yiri Safiirka UK ee Somaliya.

    Kulankan,waxa uu daba socdaa kii Xalay ee ay Wadajir Safiirada BC ugu sheegeen Xasan in aysan ku raacsnayn xaalka JL in lagu wajaho xoog.

    Safiirka,ayaa qoraal usoo dhigay bartiisa Twitter-ka,waxa uu kusoo afmeeray ..

    “#GoFarGoTogether”Oo la macno ah haddii aad rabto inaad hore u socoto Wadar Ogalka waa in aad aqbashaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.