Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo ku qaaday Siiriya 500 oo Weerar 48-dii Saac Ee lasoo dhaafay
    Somalia

    Israa’iil oo ku qaaday Siiriya 500 oo Weerar 48-dii Saac Ee lasoo dhaafay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil, waxay fulisay 48-dii Saac ee lasoo dhaafay weeraradii ugu balaarnaa Taariikhdeeda,kuwaasoo gaaraya 500.

    Bartilmaameedka garaacista Israa’iil oo gudaha Siiriya ku wajahnaa,ayay ku ekaysiisay Sadex Garoon Diyaaradeed iyo Laba Saldhig Badeed oo Ciidamada Siiriya ay leeyihiin.

    Waxay ku burburisay Diyaaradihii dagaalka,Maraakiibtii dagaalka,Hubkii Kiimikada iyo Hubkii Kale ee cuslaa.

    Ujeedka Israa’iil,ayaa ah in Hubkaas iyo Xarumaha aysan Gacanta ugalin Jamhadaha talada la wareegay,islamarkaana ay naafayso Cududa Milleteri ee Siiriya.

    Israa’iil,waxay gudaha ugashay Xuduuda Siiriya,iyadoo ujirta Caasimada Dimishiq 35-km,waxayna ka gudubtay Dhulkii lagu heshiiyay kadib dagaalkii 1973-dii in Ciidamada uu ka Caaganaado oo QM ay ilaaliso,iyadoo marmarsiiyo ka dhigatay in heshiiskaas burburay oo Dowladii dhanka kale dhacday.

    Ciidamo gaaraya 14-kun oo Askari oo dheeriya ayay Israa’iil kusoo daabushay halkaas.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.