Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa lagu tuhmaya wadashaqaynta Argagixisada JL iyo DFS?
    Somalia

    Yaa lagu tuhmaya wadashaqaynta Argagixisada JL iyo DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dacaayad raqiis ah oo aan waxba ka jirin aadna uhoosaysa,ayay soo tuurtay Maamulka fashilmay ee Xasan Shiikh.

    Dagaalka,waxaa soo qaaday Maleeshiyaadka Xasan ee Muqdisho laga keenay,waxayna ku bilaabeen Diyaarad Drons ah oo ay markii hore Sahanka u isticmaalayeen.

    Waxa iska caabiyay ee jabiyay,waa Ciidanka Dowlada JL ee Xubinta ka ah DFS.

    Argagixisada hadii Garab ku xiran yahay ama xiriir lala yeelan karo,waa dhanka DFS oo xogaha la helayo ay sheegayaan in Lacag dhan Hal Milyan oo Dolar ah iyo Rasaas ay ugudbisay argagixisada.

    JL waxay ku sugan tahay Xuduudeeda Sharci,waxayna Difaacanaysaa Dastuurkeeda.

    Somalida JL iyo tan Guud ee Jamhuuriyada,waxay Qalbiyan iyo Ficiliyan Saakay garab taagan yihiin Ciidamada JL ee xaqa ku diriraya.

    Guul JL.
    Guul Dastuurka Fadaraalka.
    Guul badbaadinta Qaranimada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.