Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warkii ugu danbeeyay dagaalka Raaskanbooni Ee JL iyo Maleeshiyada Xasan
    Somalia

    Warkii ugu danbeeyay dagaalka Raaskanbooni Ee JL iyo Maleeshiyada Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka JL,waxay Gacanta ku dhigeen…

    1. Garoonka Diyaaradaha Raaskanbooni.

    2.Fariisinkii Odoow.

    3.Fariisinkii Ciidamada Kenya ay ka baxeen ee ay joogeen Maleeshiyada Xasan.

    Waxay hataan Xabadu ka socotaa Taliskii Maleeshiyada Xasan ee Xamar laga keenay.

    Waxaa Gacanta lagu dhigay Saraakiishii wadatay Ciidanka Xasan oo kala ah….

    1.Talyihii Haramcad Fanax.
    2.Cali Gardhuub.

    Saadaasha Dagaalka,waa in Duhurkii ugu danbayn lasoo afjaro firxadka Maleeshiyada Xasan.

    Khasaaraha Ciidamada JL ee difaacaya Dastuurada Sharciga ah,waa……

    1.Sadex Dhimasho ah.
    2.Todobo Dhaawac ah.

    Guul Dastuurka Jubaland.
    Guul Dastuurka Fadaraalka.
    Guul Badbaadinta Qaranimada.

     

    Daawo Maleeshiyada isdhiibtay ee Xasan

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/VID-20241211-WA0004.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    September 26, 2025

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.