Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo soo bandhigtay Maleeshiyaadkii Xamar Ee isku dhiibay
    Somalia

    Kenya oo soo bandhigtay Maleeshiyaadkii Xamar Ee isku dhiibay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyaadkii Xamar laga soo daabulay oo isku dhiibay Dowlada Kenya oo ay soo bandhigtay Qaybta la dagaallanka argagixisada ee Kenya.

    Waxaa lagu qiyaasaa in ay dhan yihiin ilaa Dhowr Boqol Maleeshiyaadka ka gudbay Xuduuda kadib jabkii ka raacay Maanta Dagaalkii Raaskanbooni.

    Waa nasiibdaro Xasan sababay in Wiilal Somaliyaboo islaynaya ay magangalaan Shisheeye.

    Wax lagu farxo mahan,waase lagu khasbanaa in la badbaadiyo Dastuurada iyo Qaranimada Somaliyed.

    JL,way badbaaday.
    Somaliya way badbaaday.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.