Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa ku faa’iday ama ku khasaaray Shirka Turkiga?
    Somalia

    Faallo:-Yaa ku faa’iday ama ku khasaaray Shirka Turkiga?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya Shirka ?

    Shirkan,wax qiimo ah uma lahayn Somalida,waxa kaliya ee la oran karo,waa ku jireen ee loo hakan karo,waa…

    B.In Itoobiya xiriirkeeda la caadiyeeyo,taasoo keenaysa in Labada dhinac aysan si cad iskugu xadgudbin,waxayna xakamaynaysa Itoobiya in aysan isfahankii SL ay la gashay ubadalin heshiis rasmi ah.

    Xasan Shiikh iyo Shirka?

    Maanta Laba Dharbaaxo oo Taariikhiya,ayaa ku dhacay Xasan….

    1.Siyaasada Dibada,waxaa kasoo gaaray dhaawac weyn,kadib markii uu hor fariistay Abiy shuruud la’aan.

    2.Siyaasada Gudaha,waxaa kasoo gaaray jab weyn kadib dagaalka Raaskanbooni ee looga adkaaday Ciidankiisa.

    Erdogan iyo Abiy?

    Waa heshiis ka badin waa ah,waxaana ka faa’iiday…

    B.Abiy,waa loo hiiliyay,waana loo ceeb qariyay,waxaana laga soo saaray Qolkii uu kaga xirnaa Gobolka iyo go’doonkii Siyaasadeed,iyadoo dib loogu soo celiyay masraxa Diblomaasiyada.

    T.Erdogan,waxa uu kasoo baxay Shaqadii Maraykanku udiray,waana tii Labaad Todobaadkan uu ku guulaystay marka lagu daro isbadalka Siiriya ka dhacay.

    Shirka Turkiga ,waxaa guushu ku raacday Itoobiya,sababtoo ah,iyada oo aan ka laaban isfahankii xadgudubka ku ahaa Qaranimada Somaliya ayay hadana heshay heshiis kale oo ay la gashay DFS ee sharciyada haysata.

    Lama xusin,isla markaana Itoobiya si toos ah ugama laaban MOU,waxaana laysla gartay War dadban oo oranaya “Gudi,ayaa loo saarayaa”.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.