Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland oo soo afjartay hawlgalkii Raaskanbooni
    Somalia

    Jubaland oo soo afjartay hawlgalkii Raaskanbooni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si dhamaystiran,ayaa loo sugay guud ahaan Raaskanbooni iyo Aageeda.

    Maleeshiyadii ku go’doonsanayd Garoonka iyo Magaalada Buur udhaxaysa,waxaa loo furay Wado ay ku baxaan,waxayna galeen Kenya.

    Tirada la xaqiijiyay ee Kenya isku dhiibtay ilaa iyo hada,waa 650-Maleeshiyada Xamar laga keenay ah.

    60-kale ilaa Saakay ayay si habqan ah isku soo dhiibtay.

    Maleeshiyada Xamar laga keenay iyo kuwii ugoostay,waxay isku ahaayeen 1250 marka laga jaro 650-ka Kenya xaqiijisay in ay usoo galeen inta hartay,waxay noqdeen,wax dhintay,wax dhaawacmay iyo wax Ciidanka JL isku dhiibay.

    Sidoo kale,waxay Ciidanka JL Gacanta ku dhigeen Rasaas iyo Saad fara badan oo ay uga carareen Taliskoodii.

    Waxaa kaloo Gacanta lagu dhigay Gawaaridii dagaalka,waxaana ka maqan Laba Gaari oo mid Fanax watay.

    Saraakiishii wadatay Maleeshiyada Xamar laga soo daabulay midna lagama qaban oo warkaas,waa beenoobay ugu danbayn….

    1.Fanax,waxa uu ku jiraa Duurka Kenya oo weli isma dhiibin oo waa ka baqsan yahay isla Kenyanka.

    2.Ciraaqi,waxa uu ku jiraa 650-ka isdhiibay.

    3.Gudoomiyihii Raaskanbooni l,waxa uu ku jiraa kuwa isdhiibay.

    Hawlgalkii Raaskanbooni,waa soo afjarmay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.