Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo inkirtay kulanka Abiy iyo Xasan Ee Turkiga
    Somalia

    Itoobiya oo inkirtay kulanka Abiy iyo Xasan Ee Turkiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Rw Abiy dib,ayuu usoo laabtay Saakay Subixii,kadib markuu soo dhamaystay kulan uu la lahaa Turkiya”

    Waa qoraalka Xaafiiska RW Itoobiya oo xataa aan lagu xusin in uu sidoo kale uu Turkiga kula kulmay MW Somaliya,iskabadaa in la sheego heshiis lala galay.

    Ilo xog ogaal ah,waxay sheegayaan in Abiy ahaa Ninka keensaday Shuruudaha wadahadalka,waxaana ka mid ahaa….

    1.In aan MoU lasoo hadal qaadin.
    2.In la muujiyo oo la amaano doorka Ciidamada Itoobiya ay ka qaateen xasiloonida Somaliya.

    PHD,Cimri iyo Siyaasad mudo lagu soo jiro macno ma sameeyaan hadaadanba marka hore hibo iyo aragti aadan ulahayn Hogaaminta.

    Xasan,waa tusaalaha xun ee Somalida.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.