Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo ka huleelay Siiriya oo mar ahayd Jaalkiisa
    Somalia

    Ruushka oo ka huleelay Siiriya oo mar ahayd Jaalkiisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruushku,waa ka huleelay Siiriya,waxaana loo furay Wado amaan ah oo uu ku baxo.

    Muuqaalkan kama dhigna oo kaliya in Siiriya looga adkaaday oo u ahayd Sxb weyn oo muhiim ah ee wuxuu ka dhigan yahay in Siyaasiyan iyo Milleteri ahaanba loo diciifiyay.

    Asad in laga tuuro xukunka,waxba waa ka qaban kari waayay,taa badalkeeda,waa ku gorgortamay oo wuxuu ku badashay in dagaalka Ukrain laga damiyo.

    Trump,waxaa miiska usaaran joojinta dagaalka Ukrain oo Ruushka looga badalanayo Afarta Gobol ee uu hada haysto in loo daayo,taa badalkeedana uu aqbalo Ukrain in ay Xubin ka noqoto Natto.

    Siiriya,waa dhoolatuskii ugu danbeeyay ee caalamka la tusayay in Ruush galbaday oo uu ka mid yahay Wadamada yaryar marka Maraykanka la barbardhigo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQPOpKtIUDZbHNaH9MzI5K0CwnfxnMNwcbSkPeHj5CzySo6-WOEhjyU70V_29ZbIzgQVX0Tr-wt9YYfdqJkHyxfn.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.