Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Cirro oo isku dayaya qancinta Beesha Muuse Biixi
    Somalia

    Madaxweyne Cirro oo isku dayaya qancinta Beesha Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cirro in uu Habar-Awal ka siiyo Golaha Wasiirada cusub 5-Wasiir,waa Talo uu asiibay.

    In laga Samir siiyo Doorashadii oo Awoodaha wax laga siiyo,isla markaana loo muujiyo in ay Maamulkan wax ku leeyihiin oo aan la fuquuqayn,waa wax weyn.

    Markay joogto Gudaha SL,waa awood Habar-Awal,markii Baadiyihii,Geelii lakala dhici jiray iyo Gabayadii laga soo tagay ee ay samaysmeen Magaalooyinka iyo Maamulada,waxay noqdeen hogaan aan liicin marna.

    Sidoo kale Habar-Awal SL -ta rasmiga ah,waa iyaga markay noqoto….

    1.Dhul.
    2.Dhaqaale.
    3.Qadiyad.

    Cirro,isagaa Garxajis ah,Habar-jeclana Xirsi,ayaa uhaya,waxa ubaahan in uu kasbado waa Habar Awal.

    Sadexdaas oo isla socda,waxay xaqiijin karaan jiritaanka Maamulka Awooda leh ee Somaliland.

    Beesha Isaaq ee ku Cad goosata Maamulka SL ,waa isbadbaadiyeen oo waa kala talo qaateen,waxayna ilaalsadeen SL-ta ay ku baraareen.

    Reer PL ahaan,waxaa macno noo leh jiritaanka Maamulada awooda leh oo ay ugu horayso SL si aysan taladu dib ugu laaban Hal Magaalo,Hal Xaafiis iyo Hal Qof.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.