Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-SL Waa in ay isxakamaysaa oo muujisaa masuuliyad.
    Somalia

    Faallo:-SL Waa in ay isxakamaysaa oo muujisaa masuuliyad.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2024Updated:December 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Way umuuqatay Qof walba oo waxgarad ah in Beesha Khaatumo dagaal kaligeed ah aysan Ceerigaabo ku qabsan karin sababahan awgood….

    1.Saad uma hayso.
    2.Caafimaad uma hayso.
    3.Gurmad uma hayso.

    Dagaal wax fudud ma’ahan oo Maalinkii,waxa uu ubaahan yahay ugu yaraan 100-kun oo Dolar,isla markaana 10 Gawaarida dagaalka ah dayactirkoodu,waxa uu ku kacayaa 100-kun oo Dolar.

    Mida kale SL waa Deegaan markay timaado Ceerigaabo,wayna kaga Dad,Ciidan iyo Dhaqaale badan tahay Beesha Khaatumo.

    Sidoo kale Beesha Sanaag Bari ee Ceerigaabo ka ah Beelaha dega 40% Dagaal diyaar uma ahan.

    Waxaa iyaduna xusid mudan colaada Ceerigaabo wax muhiimad Siyaasadeed iyo Milleteri oo ay leedahay majirto.

    Jabka dhacay horaan usaadaaliyay in uu dhici doono,waxa kaliya ee soo kordhay,waa in Beesha Khaatumo ay ka xiranto Wadadii Ceerigaabo,iyadoo ay horay uga xirnayd Wadadii Burco.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.