Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’isalwasaaraha Kanada oo loogu baaqay in uu iscasilo
    Somalia

    Ra’isalwasaaraha Kanada oo loogu baaqay in uu iscasilo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaarihii Kanada,waa lagu dhegan yahay,iyadoo loogu baaqay in uu iscasilo.

    Mucaaradka,ayaa ku eedeeyay in uu ku fashilmay Maamulida…

    1.Muhaajiriinta.
    2.Xuduudka
    3.Xakamaynta Kharashka Dowlada
    4.Sicir bararka.

    Ku xigeenkiisii oo ahayd Wasiirka Maaliyada,ayaa iscasishay,waxayna ku eedeysay in Maamulka Justin uu xakamayn waayay Kharashaadka.

    Sidoo kale Wasiir kale oo Maamulkiisa ka mid ah,ayaa sheegay in uu arko Dalku in uu Doorasho aado.

    Ra’iisul Wasaaraha,ayaan weerarkaas dhag jalaq usiin,waxa uuna durba Magacaabay Wasiir Maaliyadeed oo cusub.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.