Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland Maamul yagleelidiisii la asiibay oo yimid xiligii loo baahnaa.
    Somalia

    Faallo:-Puntland Maamul yagleelidiisii la asiibay oo yimid xiligii loo baahnaa.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Maamul ururshay oo muujiyay baaxada,awooda iyo maqaamka Dhul ka ah Somaliya Sadex meelood oo meel.

    Waa Maamul ay dhismeen hay’adihiisa oo Sanadkan Miisaaniyadiisu gaartay Nus Bilyan Dolar.

    Waa,Maamul Dhulkii Gaariwaa loo yaqaanay ubadalay Barwaaqo sooran leh Garoomo,Dekedo,Wadooyin iyo adeeg Sare.

    Waa Maamul Wiilka iyo Gabadha hanka leh ku hirtaan oo wax ku noqdaan.

    Waa Maamul si fudud Caalamka kale ufahansiiyay Dhul dhan 200-Kun Km oo Isku wareeg ah iyo 1600-Km oo Xeeb ah awoodiisa Siyaasadeed,Dhaqaale,Dhuleed iyo Dadeed.

    Waa Maamul utaagan jiritaanka Somaliya mid ah,Fadaraal ah,Dimquraadiya oo isqaadata.

    Waa Maamul ay ku badbaadeen Somali fara badan oo kasoo qaxay Colaado iyo Abaaro.

    Maamulkaas yaa khatar ku ah?

    Waxaa khatar ku ah Siyaasiyiinta ka duula Siyaasada Qabyaaladaysan ee aaminsan in Beesha Daarood laga saaro ama looga adkaado Masraxa Siyaasada oo ay hada horboodayaan Xasan iyo Ismaaciil.

    Sidoo kale,waxaa khatar ku ah Dowladaha Shisheeye ee raba Somaliya in lakala diro ama aysan dib usoo kaban,waxayna u arkaan halka ay ka dhiman wayday aragtida Somaliweyn.

    Ilaalso PL,waa Mustaqbalkaaga.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.