Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xeer iyo Gudi Doorasho,waxaa ka horeeya….
    Somalia

    Faallo:-Xeer iyo Gudi Doorasho,waxaa ka horeeya….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeer iyo Gudi Doorasho mahan wax uu yeelan karo Qof ee waa Wadar gguud oo lawada leeyahay.

    Gudi Doorasho oo aan loo hayn Dhulkii Doorashada ay Maamulayaan lagu qaban lahaa,dhismahoodu muxuu soo kordhinayaa?

    Wax walba,waxaa ka horeeya heshiis Siyaasadeed,mana ka shaqaynayaan Somaliya Hal wax oo aan lagu heshiin.

    Sudoo kale Dastuurku,waa heshiis Bulsho sidiisaba,waana wax ubaahan Dad ku midooba.

    Dad badan,ayaa aaminsan xaalka Xasan Shiikh in aan caadi lagu tilmaami karin oo sy wax ka khaldan yihiin.

    Xasan,waxa uu dhamaystirtay Xeerarkii iyo Gudiyadii Doorashada oo isagu faar uleeyahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.