Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay Danta ugu jirta Somaliya Saldhiga Dayax Gacmeedka Ee..?
    Somalia

    Maxay tahay Danta ugu jirta Somaliya Saldhiga Dayax Gacmeedka Ee..?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2024Updated:December 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya Saldhig Dayax Gacmeed in laga samaysto,waxay utahay fursad weyn….

    1.Waxay kor uqaadaysa sumcadeeda Wadan.

    2.Waxay usoo jiidaysaa fursado Dhaqaale abuur.

    3.Deganaanshaheeda Siyaasadeed iyo Amni oo xoogoobaya,iyadoo ay wax ka ilaalsanayaan Quwado kale.

    Marka laga soo tago Turkiga oo Saldhigan maalgashanaya,waxaa kaloo kusoo xirmaya Wadamo danaynaya isticmaalkiisa,kuwaasoo Somaliya ay ka heli karto kiro.

    Somaliya Shan Qodob,ayaa usoo jiidaya in laga hirgasho Saldhigan…..

    1.Hawada furan ee Sanadka aan is-beddelin.

    2. ⁠Ku dhawaanshaha Dhulbaraha.

    3. ⁠Ku dhowaanshaha Badda.

    4. ⁠Somaliya oo ku taal meel muhiim ah.

    5. ⁠Kharashka oo yar.

    Dalabka Turkidu wuxuu soo jiray ilaa iyo 2012.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.