Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho waxay dishay hankii iyo Qaranimadii Somaliyed
    Somalia

    Muqdisho waxay dishay hankii iyo Qaranimadii Somaliyed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Halkani,waa Adis-ababa Caasimada Shucuubta kala duwan ee Itoobiya iyo Xarunta Midowga Afrika.

    Waa Amni iyo Magaalo Itoobiyaanku usiman yahay,isla markaana Dibomaasiyiinta Caalamku aaminsan yihiin.

    Muuqaalkeedu,waa muraayad lagaga tusaale qaato Nidaamka,ilbaxnimada iyo jiritaanka Qofka Itoobiyaanka ah.

    Somalida 20-kii Sano ee udanbeeyay,hay’adaha Fadaraalka,waxay ku Shaqaynayeen Xamar oo Caasimad noo ah.

    Xamar,waa Magaalo burbursan,Amni ahayn,loo sinayn,Nadaafadeedu Dhulka taal oo lagu tilmaami karo God Dhurwaa.

    Muuqaalka Muqdisho,waxa uu astaan uyahay muuqaalka Qofka Somaliga ah.

    Uma qalanto in sii ahaato Xarun Somaliyed,mana matali karto Sinjiga Somaliga ah.

    Xalka Somalidu,waa in ay kala noolaato oo kala tashato xaqiiqdii.

    Somalidu isma qaadan karto ismana aqbali karto ee hakala noolaato.

    Isku fahan ma’ahan.
    Isku ilbaxnimo ma’ahan.
    Isku garasho ma’aha.
    Isku han ma’ahan.
    Isku rabitaan ma’ahan.
    Isma jecla.

    Qof walba oo Niyad uhaya midnimada,waxaa soo xiraya Dhaqanka, Aragtida iyo Muuqaalka Muqdisho yaala.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQPpMLa6oProhP4kO1aehdHLLUCbcPjHjXk7dIj-0zXYQ0jm6nTVaSsXeEcEtjJ8S2Cf0Ze7gKzWlCPQnY1Z0kog.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.