Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ka joojiyay Diyaaradihii Jubaland
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ka joojiyay Diyaaradihii Jubaland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2024Updated:December 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saakay,waxa uu joojiyay Diyaaradihii Shacabku isticmaalayeen ee JL.

     

    Ogow Diyaaradahaas ma’ahan kuwo Dowladu leedahay ee waa kuwo Shacab Lacagtooda kusoo maalgashteen.

    Ogow Dadka raacaya Dowlad kama bixiso mana kabto ee Lacagtooday isticmaalayaan.

     

    Ogow,waxa Diyaaradahaas loo joojiyay,waa kala duwanaansho Siyaasadeed oo loo dhibaataynayaa Bulshada Caadiga ah.

    Madaxweynihii Xasan ka horeeyay ee Farmaajo sidaan oo kale,ayuu yeelay oo awoodii yarayd ee lagu aaminay ugu isticmaalay Shacabka.

     

    Villa Somaliya aragtida iyo Dadka fariista mar walba masuul ma’ahan.

    Looma daba fariisan karo,lagumana aamini Karo Awood Dowladeed.

    Somalidu isma qaadan karto,ismana aqbali karto,mana wada yeelan karto Dowladnimo,layskugumana dhiibi karo awood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.