Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga Oo Xasan Shiikh ku khasbay Itoobiya in uu Aado
    Somalia

    Turkiga Oo Xasan Shiikh ku khasbay Itoobiya in uu Aado

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkiga,ayaa ku khasbay Laba Qodob oo kala ah….

    1.In uu ka baaqdo Shirka Midowga Afrika ee Uganda.

    2.In uu Abiy ugu tago Adis-ababa.

    Berri,ayuu aadayaa Itoobiya oo kula kulmayaa Abiy,isagoo fulinaya amarka Turkiga Xasan Shiikh.

    Uganda,waxaa ku sugayay Xasan Madaxda Masar iyo Eretereya oo rabay in ay ka jawaab celiyaan kulankii Abiy iyo Xasan ee Turkiga.

    Haatan Masar iyo Eretereya,waxaa ka adkaaday Turkiga oo Xasan ku amray in uu ka baaqdo Shirka Uganda si usan ula kulmin Labadaas Dowladaood,taa badalkeedana Adis u Aado la kulanka Abiy.

    Abiy,waxay utahay fursad weyn oo uu ku muujinayo awoodiisa,isla markaana dhoolatus ugu dirayo Masar iyo Eretereya.

    Masar iyo Eretereya,waa Qaracan Caawa markii loo xaqiijiyay in Xasan Adis ka dagayo kana baaqday Shirka oo uu aqblay cadaadiskii Turkiga.

    Folkaano kale oo Siyaasada Dibada ee Xasan ku qaraxday.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.