Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Guuladarooyinka Booqashada Xasan kasoo gaartay Somalida
    Somalia

    Faallo:-Guuladarooyinka Booqashada Xasan kasoo gaartay Somalida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 12, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guuladarooyinka Booqashada Xasan kasoo gaartay Somalida…..

    B.Waxay sii diciifisay haday jireen,wuxuun Somalidu si isku mid ah ugu hakanaysay sida Badda Difaaceeda.

    T.Ciidan Badeed oo Itoobiya leedahay oo salaan dhoolatus ah siiyay Madaxweyne Jamhuuriyad Somaliyed,waa fariin Daniirka Somalida taabanaysa.

    J.Ubax dhigid Taalada Adwa ee halgamayaasha Itoobiya oo leh macno Somalida si gaar ah usaamaynaya.

    Guulaha Abiy ka gaaray booqashada?

    B.Heshiiskii Saldhiga Milleteri ee Badda oo ugu danbayn si cad usaxiixi doono Xasan,iyadoo haatan loosii gogol xaaray.

    T.Isbahaysigii Masar,Eretereya iyo Somaliya oo uu Bam ku dhuftay.

    J.Loolanka Siyaasada Geeska oo uu muujiyayy in uu Somalida kaga adag yahay kana qaangaarsan yahay.

    Turkiga guulaha uu ka gaaray Kulankan?

    B.Aragtidiisii Ganacsi oo Mira dhal unoqonaysa.

    T.Labada Wadan oo uu xaqiijiyay in uu uyahay Dulaalka loosoo marayo.

    J.Caalamka oo uu tusay saamayntiisa Geeska.

    Geelle iyo booqashadan?

    Ismaaciil,isaga,ayaa kula taliyay Xasan aadista Adis,waxa uuna ka tusay in Itoobiya muhiim ugu tahay soo laabashadiisa iyo loolankiisa DG-yada.

    Geelle,isagu,waxa uu ka duulayaa fashilinta isbahaysiga Masar,Eretereya iyo Somaliya oo uu arko khatar.

    Sidoo kale,wuxuu ilaalsanaya xiriirkiisa Itoobiya hadana,isagoo arinka Badda Isha ku haya.

    Xasan iyo faa’iidooyinka uu baadigoobayo?

    B.In uu Kursiga kusoo laabto.

    T.In aysan Itoobiya caqabad ku noqon dib usoo laabashadiisa.

    J.In Itoobiya la disho DG-yada khatarta ku ah Dib usoo laabashadiisa 2026.

    Xasan iyo Xisaabta uu khaldayo?

    Itoobiya makala jecla Somalida,wayse ukala muhiimsan tahay,waxay u aragtaa Xasan kaliya Xamar in uu xukumo,,sidaa daraadeedna Xamar iyo Dalka intiisa kale ay ukala muhiimsan yihiin.

    Itoobiya,waxay samayn doontaa in ay Xasan isticmaasho kuna gaarto rabitaankeeda Badda kadibna 2026 ay wax ka gowracdo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.