Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse oo qiray in Xasan iyo Xukuumadiisu fashilmeen
    Somalia

    Xamse oo qiray in Xasan iyo Xukuumadiisu fashilmeen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex arimood,ayuu ka hadlay…

    1.Hadal uu uduurxulayo heshiiskii Muuse iyo Abiy,wuxuuse ilowsan yahay in Xasan mid cusub lasoo galay Abiy oo hadii Nin Qaraf Saxiix iskaga siinayo arin masiiriya uu kaasi yahay Xasanka isaga Xukuma.

    2.Qodobka kale ee uu sida dadban uga hadlay,waa  Nidaamka Fadaraalka oo aragtidii Xasan ee Fadaraal diidka uu lasoo Shir tagay una turjumay si khaldan oo ka dhigaysa in Dalku ku kala Go’ayo.

    3.Qodobka Sadexaad,waa Dhaliisha Dowladiisa oo uu ka tilmaamay…

    B.Musuqa.
    T.Diciifnimada Hay’adaha Dowlada.
    J.Adeeg xumada Dowlada.

    Sadexda arimood ee uu ka hadlay,isaga,ayay kusoo dhamaanayaan ….

    B.Musuqa,waxaa Caan ku ah oo Aabe iyo Hooyo u a Madaxweynihiisa Xasan ee uusan awood ulahayn n uu waxkaqabto.

    T.Diciifnimada Hay’adaha,waxaa masuulka ah isaga oo tilmaan loosoo qaadan karaa in Xaafiiskii RW JFS uu macno beelay aadna udaciifay,isla markaana noqday Xoghaynta Madaxtooyada.

    J.Adeeg xumida,waa la mid isaga,ayaa dhaliisheeda leh oo kasoo bixi waayay Shaqadiisii Dastuuriga ahayd oo dhisi waayay hay’ado Tayo leh,isla markaana keeni waayay Dad uqalma Shaqada Adeega Dadweynaha.

    Isku soo wada duuboo Xamse Afkiisuu ku qiray in uu fashilmay oo Xukuumadiisuna hawlgab tahay,isla markaana Madaxweynihiisu musuqiiste yahay.

    Xaqiiqdu,waxay tahay halka Wadanka laga kala jarayo waa Xamar iyo Xaafiiskiisa Xasan Shiikh.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQPfCV38mBALd29jK04EUE9YpLfvvIt1uM0HIALMDZhOcvpU9nUgetnKAnoi7UmrzBfb0Fo1k4HoEKL9tb2lSD0d.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.