Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ahayd Lacagta Xasan Shiikh looga xayiray Switzerland?
    Somalia

    Maxay ahayd Lacagta Xasan Shiikh looga xayiray Switzerland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lacagta Xasan looga xayiray Switzerland mahan midii uu ku helay Dhul boobka iyo musuqa Xamar ee waa Lacag Magaca Somaliyed ku taalay Wadankaas 30-kii Sano ee udanbeeyay.

    Lacagtu,waxay ahayd $300-Milyan,waxa uuna Xasan mudo xileedkiisii hore helay $40-Milyan oo ka mid ah,halka uu mudo xileedkiisan danbe isku dayay in uu lasoo baxo $260-kii Milyan ee haray.

    Hay’ado Caalamiya iyo Dowlado Reer Galbeed ah ayay xoguhu sheegayaan in ay ka hor istaageen in lagu wareejiyo Lacagataas Xasan,iyagoo ucuskaday in aan lagu aamini karin oo uu musuqiiste yahay.

    Waxaa la aaminsan yahay Dhimashadii Safiir Bari-bari,Shaqo ka tegidii Yusur Abraar iyo badalidii Abyan Ladane in ay dhamaantood eersadeen helida Lacagtaas.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.