Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garaacis khasaare gaarsiisay oo laga fuliyay Buuraha Bari
    Puntland

    Garaacis khasaare gaarsiisay oo laga fuliyay Buuraha Bari

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2025Updated:January 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sixna iyo Dayna,ayay Garaacstu ka dhacday,waxaana lagu beegsaday fariisin la yaqaan oo argagixisadu leedahay.

    Garaacistan,waxay noqotay mira dhal haleeshay bartilmaameedkeedii,isla markaana argagixisada khasaare fiican gaarsiisay taasoo lasoo faahfaahin doono.

    Ciidamada Puntland,waxay ujiraan 30-KM, fariisinka argagixisada ee la garaacay,waana mid ay ku urureen argagixisadii lasoo sifeeyay.

    Mid ka mid ah Dowladaha ka taageeraya Ciidanka Difaaca Puntland hawlgalka sifaynta argagixisada,ayaa fulisay,taasoo aan hada la shaacinayn.

    Dhanka kale majiro Shacab reer Puntland ah oo halkaa deganaa oo dhamaan Shacabka,waa laga saaray Deegaamadaas ka hor intaan la bilaabin hawlgalka.

    Dhawaaqa sheegaya in Qoys deganaa halkaas Garaacistu ku dhacday,waa Been abuur ay samaynayso argagixisadu oo Xanuunka gaaray ay ku qarinayso,isla markaana ku abuurayso kala Shaki Dadweynaha iyo Dowlada ah.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.