Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirkii hore Ee Itoobiya ufadhiyi jiray Somaliya oo la xiray
    Somalia

    Safiirkii hore Ee Itoobiya ufadhiyi jiray Somaliya oo la xiray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Addis Ababa lagu xidhay Safirkii Hore ee Itoobiya uu Fadhiyay Soomaliya
    Jamaludin Mustafa Cumar,

    Wararka aan ka heelayno Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa xusaya in Xabsiga loo taxaabay Safirkii Hore ee Itoobiya uu Fadhiyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya,

    Safiir Jamaludin Mustafa Cumar ayay Dowlada Itoobiya gaysay Magaalada Muqdisho Sanadkii 2017, xiligaas oo Farmaajo loo doortay Madaxweynaha Soomaliya isagoo Dhinaca kale muddo dheer ka Soo shaqeeyay Wasaarada Arrimaha Dibada Itoobiya & Waaxda Howlgalada Nabadsugida Itoobiya ee Gudaha Soomaliya,

    Ilaa iyo Hadda ma cadda Sababta keentay Xabsiga Safiirka & Waxa loo haysto balse wuxu muddo dheer ka Soo shaqeeyay Wasaraha Arrimaha Dibadda Itoobiya gaar ahaan Arrimaha Soomaliya.

    Safiir Jamaludin Mustafa Cumar ayay Saaxibo dhow ahayeen Madaxweynaha Deeganka Somalida Mustafe Muxumed Cumar,

    Hay’adaha Amniga Itoobiya ilaa & Hadda Faahfaahin kama aysan bixin Xabsiga Safiir Jamaaludin balse ka Soo kordhana Halkan kala Socda .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.