Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Shilka Labada Diyaaradood Ee Maraykanka
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Shilka Labada Diyaaradood Ee Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka,ayaa sheegaya in ay isku dheceen labada diyaaradood oo kala ah nooca rakaabka iyo mida ka tirsan kuwa Mileteriga.

    Diyaaradda American Airlines oo saarnaayeen 64 ayaa lagu soo warramayaa in ay foodda is dareen diyaarad Helicopter ah oo Black Hawk oo iyaduna sidday 3 ka mida ciiddamada dalka Maraykank. Shilkan ayaa ka dhacay hawada garoonka Ronald Reagan ee Washington DC.

    Labada diyaaradood,ayaa lagu soo warramayaa in ay markiiba ku soo dheceen webiga Potomac oo meesha ka dhowaa. Ilaa hadda waxa la soo helay 19 qof oo mayd ah. Waxana lagu raad joogaa dadkii kale oo aan lahayn, iyada oo la hawl geliyey doomaha quusa iyo dadka aadka dabaasha u yaqaanna oo baadi goobka ka qayb gelaya.

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in ay diyaaraduhu isku dheceen isaga oo cannaana u jeediyey masuuliyiin labada diyaaradood waday oo laftigoodu ka mid ah Dadka la raadinayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.