Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Caano Ninkii soo lisay la Yaqaan Ninkii rabaa ha sheegto.!!
    Puntland

    Faallo:-Caano Ninkii soo lisay la Yaqaan Ninkii rabaa ha sheegto.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa ilaahay mahadii iyo Libin ku geeraar,hadii Caawa girgirka nalugala dhegan yahay guusha ka timid dagaalkii argagixisada ee PL.

    Maalmo ka hor,waxaa la gadayay dagaal argagixiso majiree Dani,ayaa Macdan guranaya.

    Sidoo kale Xasan Geed dheer iyo mid gaaban,waxa uu ufuulay fashilinta hawlgalka sifaynta argagixisada ee PL.

    Garaacistan Caawa,waxaa ka horaysay Laba garaacis oo ay fulisay Dowlada Imaaraadka,kana,waa kii Sadexaad oo Maraykanku fuliyo.

    Xogta iyo goobaha la garaacayo,waxaa bixiya Talis fadhiya garoonka Diyaaradaha Bosaso oo iskugu jira PL iyo Beesha Caalamka.

    Fulinta hawlgalka,waxaa la isticmaalaa Magaca DFS iyo BC ee wada Shaqaynta dagaalka argagixisada.

    PL,waa Qayb ka mid ah Somaliya,waana Dowlad weli Xubin ka ah DFS.

    Sidoo kale Somaliya,waxaa Dowlad QM aqoonsan tahay u ah mida Sanadku uharay ee fadhida Villa Somaliya,mana ahan wax lala yaabo in Shaqo ahaan la Magac dhabo.

    Xasan iyo kooxdiisu markay libin kale waayeen,waxay Caawa Libin ka dhigteen Magac dhabida DFS oo ay uhaystaan iyaga kaliya in ay leeyihiin.

    PL,waa guulaystay hawlgalkeedii la dagaallanka argagixisada,waxa uuna noqday mid caalamiya oo aqoonsi helay,waana sii soconaya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.