Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo ku ceebowday ugurmashada 50-Muwaadin oo Sacuudigu Dil ku xukumay
    Somalia

    DFS oo ku ceebowday ugurmashada 50-Muwaadin oo Sacuudigu Dil ku xukumay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la yaab leh in Safiirka Somaliya ufadhiya Sacuudiga uu hayo Magacyada Dadka xiran ee la Tooganayo.

    Safiirku arinkaas kama hadlin,mana ogaysiin ehelkooda mana samayn wax ficil ah oo uu ku difaacayo Dadkaas ku xiran Sacuudiga.

    45-Qof oo Somaliya in ay Dil uxiran yihiin oo DDowlada haysata Aqoonsiga QM aysan ka hadlin,waa wax muujinaya sida ay utahay Qayra masuul.

    Xasan Shiikh,waa Ninka ugu socodka badan Madaxweynayaasha Caalamka,sidaas oo ay tahay,waa garan waayay in uu Safardiisa ku darsado uqareemida Dadkaas xiran.

    Diinta Islaamku ma qabto in Daroogo Qof loo dilo.

    Sidoo kale Xeerka Somaliya ma qabo in Daroogo Qof loo Toogto.

    Dadkan mudo 6-Sano ah ayay Sacuudiga uxiran yihiin,waxaana lagu eedeeyay in ay Xashiish ka Ganacsanayeen.

    VOA isxilqaamid mudan in la bogaadiyo ayay samaysay.

    https://www.voasomali.com/a/7976830.html?fbclid=IwY2xjawIhq9BleHRuA2FlbQIxMQABHeAU8phIABbICRlm-bAGXn_gFHA4-h0HDP6UHSp3aEm3z_cKylFC07FoXQ_aem_i3TCpdVrM3QjmFei22FpeA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.