Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kasoo baxay kulankii Abiy iyo Xasan Ee Muqdisho?
    Somalia

    Maxay kasoo baxay kulankii Abiy iyo Xasan Ee Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadaysan jirin,wax qarsoon oo lagu heshiiyay Warmurtiyeedka laga soo saaray kulanka Abiy iyo Xasan waxba kama muuqdaan macno leh.

    Kooxda Xasan,waxay ku doodayaan MOU-GA in ay dileen,balse majirto wax cad oo lagu dilay iyo War qoraal ah oo lagu baabi’iyay,waxaase muuqata in xawaarihii uu ku socday hoos udhacay,balse mar walba,ayuu Abiy soo celin karaa.

    Qodobka Ciidamada Itoobiya ee gudaha Somaliya ku jira Xasan waxba kama qaban karo,waxna kama badali karo in uu aqbalo mooyee,waxaana heshiis ka gaaray Ugandha iyo Itoobiya.

    Xasan,waxa kaliya ee uu booqashadan ka taxadaray,waa Baratakoolka oo Abiy,waxa uu soo qaatay Dhar Futashaariya iyo Kabo Safari ah,halka Xasan in la mid ah soo qaatay oo sidii Farmaajo uusan Suud iyo Tay soo xiran.

    Xasan,Dal iyo Dad Somaliyed mahayo oo uu Itoobiya kula loolamo,waxa uu ka badin waayayna,waa suba salaaxa Abiy.

    Booqashadiisa Xamar,waa mid jawaab u ah tagidii Xasan ee Adis-ababa oo daba socota heshiiskii Turkiga.

    Waxaa muuqata in Somalidu di Guud ufahantay aragti ay hiray uqabtay PL oo ahayd “Itoobiya Cadow mahan ee waa daris Somaliyed oo loolan kala dhaxeeyo oo leh dano amni oo Qaran”

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.