Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxda Midowga Yurub iyo Madaxweynaha Ukrain oo kulan uga furmay UK
    Somalia

    Madaxda Midowga Yurub iyo Madaxweynaha Ukrain oo kulan uga furmay UK

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 2, 2025Updated:March 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda Midowga Yurub,waxay ku kulmeen Ingiriiska si ay uga tashtaan waxa ay ka yeelayaan dagaalka Ukrain kadib kulankii fashilmay ee Trump iyo Zelensky.

    Midowga Yurub,waxay garab weyn umuujinayaan Ukrain,iyagoo ka Biyo diidan qorshaha Trump.

    Yurub,waxay u aragtaa Ukrain in ay ku hor joogsato Ruushka oo aysan fursad siin,halka Trump u arko dagaalka Ukrain in uusan macno ulahayn oo ay ku khasireen Lacag fara badan.

    Si guud marka loo qiimeeyo dagaalka Ukrain Sadex qorshe oo ay R.Galbeedku ka rabeen oo kala ahaa…

    1.In Ruushka Hubka ay bixinayaan uu celiyo.

    2.In Dhaqaale ahaan Ruushku udaciifo.

    3.In Putin galo go’doon Diblomaasiyadeed.

    Sadexdaas Qodob kuma aysan guulaysan R.Galbeedku in ay galiyaan Putin.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.