Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhulgariir ku dhuftay Xarunta Aflaanta Ee Hollywood
    Somalia

    Dhulgariir ku dhuftay Xarunta Aflaanta Ee Hollywood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhulgariir cabirkiisu yahay 3.9 magnitude ayaa ku dhuftay xarunta aflaanta ee Hollywood, kadib markii jilaayaasha caanka ah ee caalamka ay bilaabeen dabaal degga abaalmarinta Oscars.

    Xadunta dhulgarirka ayaa la ogaaday inay tahay buurta waqooyiga Hollywoodka, taas oo dhowr meeyl u jirta halka ay ka dhacday xafladda abaal marinta Dolby Theatre.

    Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo soo baxay oo la xiriira khasaaraha ka dhashay dhulgariirkaas, gaar ahaan burbur ama dhaawacyo.

    Dhulgariirku waxa uu dhacay wax yar ka dib 22:00 xiliga maxaliga, xilli dadka caanka ah ay isugu soo baxayeen fagaaraha caanka ah ee Vanity Fair.

    Xarunta dabagalka ku sameysa dhacdooyinkan oo kale ee Mareykanka, ayaa sheegtay in dhulgariirku laga dareemay goob fog oo Los Angeles ah.

    Dhulgariirkan ayaa kamid ah 40 kale oo ku dhuftay koonfurta California, tan iyo bilowgii bishii Maarso, inkastoo ay ahaayeen kuwo ay dadka aad u dareemin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.