Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhici kartaa Muqdisho in ay ku dhacdo Gacanta Shabaab?
    Somalia

    Ma dhici kartaa Muqdisho in ay ku dhacdo Gacanta Shabaab?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shabaab si weyn ayay waayaahan udiyaar garoobayeen,waxayna wadeen abaabul xoog badan.

    Gobolka Sh/Dhexe ayay soo saareen Culays.

    Sidoo kale,waxay qorshaysteen in ay la wareegaan marka hore Buundooyinka Sh/Hoose sida Janaale, Awdhiigle,Sabiid & Caanoole.

    Alshabaab,waxay Maamulaan Deegaamo muhiim ah oo kala ah…

    1. Ceel Cali Axmed.
    2. Cali Fooldheere.
    3. Cadaan Laxeey.
    4. Ceel Baraf.
    5. Ceel Saleebaan.
    6. Ruun Nirgood.
    7. Daarunimca.

    Halka Ciidamada DFS ay Maamulaan Alkowsar oo kaliya.

    Maanta,waxaa Dagaal ka dhacay Bacaad-weyn oo Ururka 9-aad ee Guutada 18-aad Ciidanka DFS ay ku Qaadeen weerar Alshabaab,waana ku guulaysteen hawlgalkaas.

    Weerarkaas,waxa uu ahaa mid kadis ah oo lagu gaaday Shabaab.

    Sidoo kale,waxaa Dagaal ka qarxay Tuulada War Ciise oo hoos Tagta Degmada Biyo Cado,waxaana dagaalkaas ku awood roonaaday Shabaab,iyadoo Duqayn lagu caawiyay Ciidanka.

    Hadii Labada Shabelle ay culeyska ku sii xoojiyaan Shabaab,waxay furan karaan Wado ay Xamar weeraro qorsheysan uga fuliyaan,waxaana jirta xogo muhiim ah oo sheegaya in ay jirto koox udiyaarsan weerar qorsheysan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.